Wargelinta Billaha – Diseembar 2022
Hindisaha Daaddihiye waxa uu ujeedkiisu yahay in la xoojiyo codka muwaaddiniinta Soomaaliyeed, aynahelaan fursado codkooda ay ku gaarsiin karaan miiska go’aan gaarista, oo ay isugu yimaadan hogaamiyayaashaiyo daneeyayaasha arrimaha bulshada. Daadihiye waxaa maal gelisay Raagsan oo ah shirkad maxali ah oobulshada u adeegta. Si loo xaqiijiyo in dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada in ay […]
Wargelinta Billaha – Diseembar 2022 Read More »