Wargelinta Billaha ah – Sibteembar 2023

Ku soo dhawaada Wargelinta Daadihiye ee bishaSebteembar. Waxaan markale dib-u-bilownay cutub xiisoleh oo ka mid noqan doona taxanihii wargelintaDaadihiye ee billaha ahaa, waxaana sharaf inoo ah in aanbulshada la wadaagno natiijooyin ka soo baxay wareysiyoaan la yeelannay 2609 qof oo Muqdisho ku sugan.

KaRAAGSAN ahaan, waxa aan u heellannahay in aan kor uqaadno codka muwaadiniinta, isla markaana aan fursad usiino qaabaynta go’aammada annagoo adeegsanaynahindisaha talagelinta bulshada ee Daadihiye.

Scroll to Top