faallooyin kooban
Soomaaliya waxa ay tobannaan sano la daalaadhacaysay colaado iyo saamaynta isbeddelka cimilada oo sii cusleeyay xaaladaha jiray. Dalku waxa uu wajahay dhacdooyin cimilo oo aad u kala geddisan sida abaaro, fatahaado, roobab aan xilligooda ku di’in, dabaylo xooggan, duufaanno, dabaylo bacaad wata, iyo heerkul aad u sarreeya. Arrimahani waxa ay sii badiyeen tabashooyinkii iyo xasaradihii […]
Waxaa la isla gartay in muwaaddinka firfircoon ee la talada laga qaybgeliyay uu kaalin xasaasi ah ka cayaaro qaabaynta iyo joogtaynta hannaanka dawlad wanaagga. Ka qaybgelinta muwaaddiniinta ee siyaasad dejinta iyo tixgelinta baahiyaha iyo waxyaabaha hortebinta u leh waxa ay udub-dhexaad u tahay naqshadaynta iyo fulinta siyaasado guud iyo adeegyo dadweyne oo wax ku ool […]