Admin

COLAADAHA KU SALAYSAN DAAQA: FALANQAYNTA COLAADDA U DHEXAYSA XOOLO DHAQATADA SOOMAALIYA IYO ISTARAATIIJIYADAHOODA MAARAYNTA COLAADDA IYO XOOJINTA NABADDA

Soomaaliya waxa ay tobannaan sano la daalaadhacaysay colaado iyo saamaynta isbeddelka cimilada oo sii cusleeyay xaaladaha jiray. Dalku waxa uu wajahay dhacdooyin cimilo oo aad u kala geddisan sida abaaro, fatahaado, roobab aan xilligooda ku di’in, dabaylo xooggan, duufaanno, dabaylo bacaad wata, iyo heerkul aad u sarreeya. Arrimahani waxa ay sii badiyeen tabashooyinkii iyo xasaradihii […]

COLAADAHA KU SALAYSAN DAAQA: FALANQAYNTA COLAADDA U DHEXAYSA XOOLO DHAQATADA SOOMAALIYA IYO ISTARAATIIJIYADAHOODA MAARAYNTA COLAADDA IYO XOOJINTA NABADDA Read More »

Xoojinta Seeska Talagelinta: Xallinta Caqabadaha Barnaamijka Talagelinta ee Soomaaliya

Waxaa la isla gartay in muwaaddinka firfircoon ee la talada laga qaybgeliyay uu kaalin xasaasi ah ka cayaaro qaabaynta iyo joogtaynta hannaanka dawlad wanaagga. Ka qaybgelinta muwaaddiniinta ee siyaasad dejinta iyo tixgelinta baahiyaha iyo waxyaabaha hortebinta u leh waxa ay udub-dhexaad u tahay naqshadaynta iyo fulinta siyaasado guud iyo adeegyo dadweyne oo wax ku ool

Xoojinta Seeska Talagelinta: Xallinta Caqabadaha Barnaamijka Talagelinta ee Soomaaliya Read More »

Horumarinta Bixinta Adeegga Soomaaliya iyada oo Loo Marayo Talagelin Bulsho: Casharradii Laga Bartay Barnaamijka Talagelinta Bulshada ee Daadihiye

Waxaa la isla gartay in muwaaddinka firfircoon ee la talada laga qaybgeliyay uu kaalin xasaasi ah ka cayaaro qaabaynta iyo joogtaynta hannaanka dawlad wanaagga. Ka qaybgelinta muwaaddiniinta ee siyaasad dejinta iyo tixgelinta baahiyaha iyo waxyaabaha hortebinta u leh waxa ay udub-dhexaad u tahay naqshadaynta iyo fulinta siyaasado guud iyo adeegyo dadweyne oo wax ku ool

Horumarinta Bixinta Adeegga Soomaaliya iyada oo Loo Marayo Talagelin Bulsho: Casharradii Laga Bartay Barnaamijka Talagelinta Bulshada ee Daadihiye Read More »

The Plight of Abdullahi Ali: A Story of Injustice and Homelessness  

Abdullahi Ali is a 60-year-old man living in Mogadishu. As a father of nine, he rents a small house in Dharkeynley district. Abdullahi is from a minority clan.  Abdullahi’s woes began when he lost his ancestral land during the country’s civil wars. Powerful individuals took advantage of the chaos to snatch his land away, leaving

The Plight of Abdullahi Ali: A Story of Injustice and Homelessness   Read More »

Scroll to Top